Baro Aasaaska Linux: Bilaw ilaa Dhamaad (Somali)

Kusoo dhawaada Linux Fundamentals Course!

Course-kan waxaa loogu talagalay Dadka ku cusub Linux-ka iyo Kuwa jecel Cybersecurity, Cloud Computing, ama DevOps.

Waxaad baran doontaa:

✅ Waa maxay Linux
✅ Sida computer-kaaga loogu shubo Linux
✅ Sida loo qoro commands-kaagii ugu horeeyay
✅ Maareynta Files iyo Directories
✅ Abuurista Users iyo badalida Permissions
✅ Maareynta Processes
✅ Commands muhiimka ah ee Networking
✅ Sida Software loogu duubo Linux
✅ Hordhac Bash Scripting iyo qorista Script-kaagii ugu horeeyay

Course-kan waa Itus oo i taabsii (Practical), theory badan kuma arki doontid.

Kuna soo dhawaada Course-ka Markle!

—————————————————————
Video Chapters:

00: 00 Welcome!
00: 04 Who Am I
00: 08 Who This Course is For
00: 29 What We’ll Cover
01: 09 Welcome Back!