Baro Aasaaska Linux: Bilaw ilaa Dhamaad (Somali)
Kusoo dhawaada Linux Fundamentals Course! Course-kan waxaa loogu talagalay Dadka ku cusub Linux-ka iyo Kuwa jecel Cybersecurity, Cloud Computing, ama DevOps. Waxaad baran doontaa: ✅ Waa maxay Linux ✅ Sida computer-kaaga loogu shubo Linux ✅ Sida loo qoro commands-kaagii ugu horeeyay ✅ Maareynta Files iyo Directories ✅ Abuurista Users iyo badalida Permissions ✅ Maareynta Processes ✅ Commands muhiimka ah ee Networking ✅ Sida Software loogu duubo Linux ✅ Hordhac Bash…






